Ciidamo Milatari ah oo ka qeyb qaatay Dilalkii ka dhacay Baydhabo iyo amar la siiyay …

Waxaa shalay duleedka magaalada Baydhabo ka dhacay dilal argagax leh oo ku saleesnaa muran dhul beereed oo loo geestay dad shacab ah uu ku jiray ganacsade weyn oo caan ka ahaa deegaanada Koonfur Galbeed. Dilalka ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa la sheegay in ay ka qeyb qaateen ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya , ciidamadan ayaana duleedka … Continue reading Ciidamo Milatari ah oo ka qeyb qaatay Dilalkii ka dhacay Baydhabo iyo amar la siiyay …